Howlgalo ka dhan ah dadka Sharci darada ku jooga Mareykanka oo bilowday

Howlgalo lagu baadi goobayo dadka magangalyo doonka ah ee sharci darrada ku jooga gudaha dalkan maraykanka ayaa laga bilaabay gobolada dalkan oo dhan Axaddii shalay. In ka badan 2,000 oo qof oo sharci darro ah ayaa ololahan lagu beegsanayaa kuwaasi oo la filayo in la mastaafuriyo. Ku simaha madaxa hey’adda socdaalka iyo ilaalada xuduudaha ee … Continue reading Howlgalo ka dhan ah dadka Sharci darada ku jooga Mareykanka oo bilowday